en

NODILAAL
Install Now
NODILAAL
NODILAAL

NODILAAL

Ku soo bandhig oo ku iibi kana raadso celis iyo cuseeb magaaladaadda.

Developer: Shamis Group
App Size: Varies With Device
Release Date: Jan 7, 2018
Price: Free
1
6 Ratings
Size:
Varies With Device
Download APK
Google Play

Screenshots for App

Mobile
NODILAAL.COM
waa app Af Soomaali ku shaqaya oo kuu sahlaya inaad si sahalan ku iibiso ama
aad ka iibsato waxwalba guryahana ka kireysato kuna kireysab magaalada aad ku
nooshahay, meel.
Lacag ka samee online adiga oo iibinaya alaab la isticmaalay ama cusub iyo adeeg
– isticmaal NODILAAL APP Meyl walba oo aad joogto.
ENGLISH:
NODILAAL app is the leading online marketplace to sell and buy anywhere in East Africa. If you want to see thousands of buyers and sellers, then NODILAAL is the right app for you. Download NODILAAL APP and share it with your friends, thanks.

SIDA NODILAAL APP AY U SHAQAYSO:

Soo dagso NODILAAL APP
- Ku dhufo GALIXAYEYSIIS
- Sawir ka qaad alaabta aad iska iibinayso ama kasoo qaado sawir ku
diyaarsan
- Qor cinwaanka, qiimaha, faahfaahin, soona gali APP-KA
Alaabtaada ama adeegaaga daqiiqad waxaa arkaya dadka suuqa isticmaala
oo dhan!
Fadlan: Ha hilmaamin in aad NODILAAL APPKA lasoo degto oo aad la wadaagto
asxaabtaada si aan u balaarino suuqan kala iibsiga Soomaalida ee online-ka ah.
Soo dagso oo la wadaag asxaabtaada! THANKS

WWW.NODILAAL.COM

---
Ma haysaa shay aad jeclaan lahayd inaad iska iibiso?
Ma leedahay xirfad aad ku shaqayso qaabka online ka ah ?
Ma bixisaa adeegyo aad jeclaan lahayd inaad dadka u sheegto?
WWW. NODILAAL.COM, waa websayd aad ku iibin karto badeecado iyo adeegyo;
sidoo kalena aad ka iibsan karto badeecadaha iyo adeegyada dadka adiga oo kale
ah ay soo galiyeen.
Soo dagso App-kan, NODILAAL ka dibna mobaylkaaga si sahlan uga iibi ama uga
iibso badeecado iyo adeegyo. Sawir ka qaad shaqyga aad iibinayso. Gal app-ka, ka
dibna gali qiimaha badeecada / adeegga iyo sida laguula soo xariiri karo. Waa
sahalan tahay kaliya telephone ka aad ku qortey alaabta aad iibineyso ha
shidnaado waayo isagaa si toosa lagaala soo hadli qof walba oo u baahdaadaba.

ENGLISH

Please review our app on Google Play and share with all the users who can benefit
from posting ads for the Somali community.

Thank you for downloading the App. If you have questions regarding this app,
please contact us. Hargeisa, 0634004894 or 0Mogadishu, 613699290 THANKS
© Nodilaal.com
Show More
NODILAAL 1.0.6 2022-10-22
2022-10-22 Version History
- Latest Android Support
- New Bug fix

~Shamis Group
More Information about: NODILAAL
Price: Free
Version: 1.0.6
Size: Varies With Device
Release Date: Jan 7, 2018
Content Rating: Everyone
Developer: Shamis Group
Developer Apps:
Related Apps
Recent Releases

Whatsapp
Vkontakte
Telegram
Reddit
Pinterest
Linkedin
Hide