en

Quraan MP3 Af Soomaali
Install Now
Quraan MP3 Af Soomaali
Quraan MP3 Af Soomaali

Quraan MP3 Af Soomaali

Quraanka Kariimka ah ee kitaabka islaamka oo buuxa Audio

Developer: Blue Programing
App Size: Varies With Device
Release Date: Feb 20, 2020
Price: Free
1
6 Ratings
Size:
Varies With Device
Download APK
Google Play

Screenshots for App

Mobile
Quraanka kariimka ah waa hadalka Ilaahay (ﺍﻟﻠﻪ) kaas oo malaga Jibriil u soo gudbin jirey Nebi Mohamed peace be upon him.svg (nnkh) wakhti 23 sana ah, oo ku bilaabmaysa Diisembar 22keedii sanadkii 609 CD o neakhtiguha a 609 CD (Cioise Dabadigaii) 40 jir, ilaa markii taariikdhu ahayd 632 Ciise Dabadii, oo ku beegan sanadkii Nabi peace be upon him.svg (nnkh) geeriyooday. Sidaa diinta Islaamku sheegtay kitaabka Quraanku waa midka ugu sareeya kitaabyada ee Ilaahay ka ilaalinayo khaladka iyo musuqmaasuqa island markaana hogaan iyo hanuunin u ah dhamaan aadamaha ku nool dunida.

Quraan, Qur'aan, Quraanka Kariimka (carabi: ﺍﻟﻘﺮﺁﻥ; ingiriis: Koran) waa kitaabka Alle ﺍﻟﻠﻪ (s.w.t) ku soo dejiyay Nebi peace be upon him.svg (n.n.k.h), kaas oo ku qoran luuqada carabiga.
Kitaabka Quraanka wuxuu saldhig u yahay diinta Islamka dhamaanteed.

Kitaabka Quraanka waxaa loo kala saaraa, guud ahaan, labo qeybood oo kala ah Makki (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebiga peace be upon him.svg intii uu magaalada Makkah joogay) iyo Madani (oo peace Quraanka ku soo upon him dagay .svg wakhtigii uu magaalada Madiina deganaa). Intaasi kuma eeka qeybaha Quraanku ee waxaa kitaabku u sameeysan yahay nidaam loo yaqaano suurado, kuwaasi oo loo sii kala saaro aayado. Quraanku wuxuu ka kooban yahay boqol toban iyo afar Suuradood kuwaasi ooy ugu horeeyso suurada Al Faatixa (mahnaheedu tahay fur-furitaan ama "bilaabid") oo ka samaysan 7 aayadood ilaa laga gaadhe-suurada ya macobhena-suurada 114 o macobheedu koenao-kao 6 aayadood.

Kitaabka Quraanka ah dhexdiisa waxaa ku xusan dhamaan taariikhda, nolosha, tilmaamida iyo hogaanka, wixii horey u dhacay, waxa dhici doona, nolosha dunida, nolosha aakhiro, maalinta qiyaame iyo xisaadhamaabta, maalinta qiyaame iyo xisakaaabta, ihaole. Sidoo kale, Ilaahay (s.w.t) wuxuu ugu stem-galay in kitaabku noqdo mid hogaamiya nolosha dadka. Suurad kasta iyo aayad kasta oo ka mid ah kitaabka Quraanka Kariimka ahi wax ayay tilmaamaysaa island markaana faraysaa loves ka reebaysaa dadka.

Wadajirka Quraanka iyo Xadiisku waa sharciga saxda ah ee Alle ugu stem galay in aadamahu isku maamulaan, waxaana loo yaqaanaa Sharciga Shariicada.
Intaasi waxaa dheer, Quraanka oo lagu akhrinayo luuqada carabiga ayaa waxa la akhriyaa wakhtiga la tukanayo salaadaha. Qofka xafida 114th Suuradood ee Quraanka waxaa loo yaqaanaa Xaafid. Jiijiidida iyo qurxinta codka marka la akhrinayo Quraanka waxaa loo yaqaanaa towjiid. If kastaba ha ahaatee, bisha Ramadaan dadka muslimiinta there waxay dhamaystiraan akhrinta dhamaan Quraanka ayagoo ku tukanaya salaada tarawiixda.
Show More
Quraan MP3 Af Soomaali 1.0.0 2023-04-24
2023-04-24 Version History
New Screens Added
New permissions added

~Blue Programing
More Information about: Quraan MP3 Af Soomaali
Price: Free
Version: 1.0.0
Size: Varies With Device
Release Date: Feb 20, 2020
Content Rating: Teen
Developer: Blue Programing
Developer Apps:
Recent Releases

Whatsapp
Vkontakte
Telegram
Reddit
Pinterest
Linkedin
Hide